Soomaaliya oo cambaareysay weerarada lagu beegsanaayo goobaha tamarta ee dalalka Khaliijka

Muqdisho.SONNA…..Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay wadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,isla markaana lagu beegsanaayo ama lagu bartilmaameedsanaayo kaabayaasha tamarta ee ku yaalla  Boqortooyada Sacuudi…

By Kulane

CAALAMKA

Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday  Iiraan ,iyadoo Israa'iil ay…

Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan

Ankara(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi…

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)…

Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang

Manila(SONNA):-Duufaanta Tropical Storm Basyang ayaa sababtay in la joojiyo tobanaan duulimaad oo ka dhacay dalka Philippines, taas oo keentay in…

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo cambaareysay weerarada lagu beegsanaayo goobaha tamarta ee dalalka Khaliijka

Muqdisho.SONNA…..Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay wadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ah…

Jaaliyadda Finlad oo aas u sameeyay qoys ka kooban 5 ruux oo Soomaali ah

Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u…

Kulan ku saabsan horumarinta doorka Haweenka Soomaaliya oo lagu qabtay Mareykanka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar iyo…

Agaasimaha NISA oo kormeer dhiirrigelin ah ugu tagay ciidamada ka hawlgala Sh/ Hoose

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta…