
Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
Waxaa qoray Dahir Aadan Cali — Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta howlgal ka fuliyey du…






