
Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah ka Gaartay Shirweynaha Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka ee ISQua
Mqudisho,(SONNA):- Maareeyaha Hay’adda Qaran ee Caymiska Caafimaadka Bulshada Soomaaliyeed, Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin, ayaa ka qaybgalay Meertada 42-aad ee Shirweyna…














