Gudaha
Bandhiyada loogu diyaargarowbayo toddobaadka Xorriyadda oo Muqdisho ka socda

Muqdisho,(SONNA):- Kooxaha kala duwan ee Fanka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka sameeyay bandhigyo ay ugu diyaargaroobayaan munaasabadda 1-da Luulyo ee nagu soo wajahan.
Guddiga Qaran ee Toddobaadka Xorriyadda ayaa kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ee kooxaha fanka ay dadweynaha caasimadda bandhigyo ugu sameeynayaan.
Xukuumadda DanQaran ayaa dadaal xooggan gelineysa sidii loo weyneyn lahaa maalmaha xorriyadda gaar ayaan 1-Luulyo oo hadda nagu soo wajahan, iyadoo shacabka si weyn u bogaadinayaan qaabka loogu diyaargarowbay dabaaldegyada isa saaran.















La wadaag



